Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Itoobiya oo Markii Uguhoreysey Sheegtay in Boqolaal Askari Looga Dilay Soomaaliya
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:320
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:145
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:116
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:456
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 07 2008
Itoobiya oo Markii Uguhoreysey Sheegtay in Boqolaal Askari Looga Dilay Soomaaliya
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 07 May 2008

Addis Abba, (insidesomalia.org) - Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay waxay shaaca ka qaaday in boqolaal Askari looga dilay gudaha Dalka Soomaaliya tan iyo markii ay Ciidamadeeda geysay Soomaaliya.

Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya oo lagu magacaabo Wahide Belay ayaa sheegay in ay boqolaal askari uga dhinteen dagaallo ay Ciidamadooda kula jiraan kooxo wax iskacaabinta oo ka soo horjeeda Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo joogitaankooda Dalka Soomaaliya.

Afhayeenkan u hadlay Dowladda Itoobiya waxaa uu sheegay in Ciidamada ka jooga Soomaaliya ay dhan yihiin 3,000 oo Askari, kuwaasi oo sida uu yiri ka howlgala Dalka Soomaaliya oo dhan waa sida uu yiriye

Laakin hadalka Afhayeen Wahide Belay ee ah in ay Ciidamada ka jooga Soomaaliya yihiin kaliya 3,000 oo Askari ayaa wuxuu khilaafsan yahay hadal uu sii daayay Sarkaal Itoobiyaan ah oo ka qeybgelayay Xaflad Ciidamada Itoobiya Muqdisho loogu sameeyay dabayaaqadii Sanadkii hore, kaasi oo sheegay in Ciidamada Itoobiya ka jooga Soomaaliya ay ka badan yihiin 50.000 Kun oo Askari.

Si kastaba Arrintu ha ahaatee, Ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan gudaha Dalka Soomaaliya ayaa dabayaaqadii sanadkii 2006 waxay bur buriyeen awooddii Maxkamadaha Islaamka ay ku lahaayeen deegaanno dhowr ah oo ku yaala Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.

wixii xiligaas ka dambeeyay waxay Ciidamada Itoobiyaanka la kulmeen weerarro uga yimaada Kooxaha wax iskacaabinta oo kula dagaalama Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ay ilaa haatan u caal la’ yihiin Ciidamada Itoobiyanka.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >